Xarun ay Qur’aanka ku baran doonaan caruur isugu jira danyar iyo agoomo ayaa laga hirgaliyay magaalada Kismaayo

0
74

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaruntaan oo laga hirgaliyay galbeedka xaafada Shaqaalaha ee Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa wax ku baran doona caruur isugu jira danyar iyo agoomo ku waas oo aysan waalidiintooda awoodin in ay ka bixiyaayn wax barashada lacagta ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.