Maamulka Degmada Wan-laweyn oo Ol’ole Nadaafadeed ka sameeyay Wadooyinka Degmadaasi

0
122

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Wanlaweyn ee Gobalka Shabeelada Hoose oo hor kacaayay Gudoomiye ku xigeenka Arimaha bulshada ee degmadaasi, Xubno ka tirsan Booliska iyo gudoomiyaasha qaar ka mid ah xaafadaha ayaa olole nadaafadeed waxay ka sameeyeen qaar ka mid ah wadooyinka waaweyn ee degmada wanlaweyn taas oo loga golleeyahay sidii loo wanaajin lahaa bilacada Deeegaanka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.