Barakacayaasha ku nool kaam jiroon deegaanka Dhoobleey oo cabasho ka muujiyay biyo la’aan ka jirta kaamkaasi

0
124

Kismaayo(Idaacadd Waamo)-Dadka reer guuraga ah ee ku nool duleedka magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa so foodsartay biyo la’aan baahsan kadib markii ay abaar daran ka dhufteeen guud ahaan dalka gaar ahaana Deegaanada Jubbalanad,dadka Barakacayaasha ee ku nool kaam jiroon ee duleedka magalada dhoobleey ayaan inta badan haysanin waxyaabaha nolosha  aadanaha asaasiga u ah oo ay Biyuhu ugu horeeyaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.