Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo magaalada kismaayo ka daah-furay mashruuca loo dhan yahay ee iskaashiga bulshada.

0
142

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ayaa laga daah-furay mashruuca loo dhan yahay ee iskaashiga bulshada kaasi oo diirada lagu saarayo wax soosaarka dalka waxaana kasoo qeyb galay furitaanka mashruucan qaar kamid ah wasiirada jubaland iyo mas’uuliyiin kale.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.