Wararka Sare u kac ku yimid qiimaha La Iibiyo Geella ee seylada Jowhar By Radio Waamo - January 17, 2023 0 73 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Sare ukac balaaran laga dareemaya qiimaha xoolaha nool ee lagu Iibiyo suuqyada Magaalada Jowhar gaar ahaan Xoolaha Geella. Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2023/01/warka-Abdinoor-Samriye-Sare-ukac-ku-yimid-Qiimaha-La-Iibiyo-Xoolaha-Geela-Ee-Seylada-Jowhar.-1.mp3