Qaar ka mida wariyaasha Ka howl-gala magaalada Kismaayo oo loso xiray Tabar socday mudo sadex maalin

0
107

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha Jubbaland Saleebaan Maxamed Maxamuud ayaa  tababar u soo xiray qaar kamida Wariyaasha ka hawlgala  magaalada Kismaayo.Tababrka aya Intii uu socday waxaa lagu Baranayay tiiranyo bixin ama waxa loo yaqaano Cuqdad Nafsiga.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.