Qaar ka mid ah Dhalinyarada Baydhabo oo Codsaday In shaqa abuur loo sameeyo

0
168

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ku nool Gobolada Koonfur galbeed soomaaliya waxey ka mid yihiin dhalinyarada maanta u baahan in loo sameeyo shaqooyinka kala duwan ee beri noloshooda ku mareyn lahayeen.

dhalinyarada ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa waxey sheegeen in maanta ay u baahan yihiin in laga caawiyo shaqooyinkaasi, iyagoona is kugu jiraan kuwa waxbartay iyo kuwa kaleba.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.