Guddiga kheyraadka Dabiiciga golaha shacabka oo kulan la qaatay madaxda wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada Soomaaliya

0
102

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddiga Khayraadka Dabiiciga iyo Beey,ada golaha shacabka ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo is badalka Cimilada oo uu wehliyo wasiir ku xigeenka.

Guddoomiyaha Guddiga keeyraadka Golaha shacabka Xildhibaan Yuusuf Gama’diid ayaa kulanka kadib kawarbixiyay waxyaabihii leeysku af gartay.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.