Dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee Gobolka Mudug oo ku baaqay in laga hortago xaalufka dhirta ee Gobolka

0
43
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaano ka tirsan bariga Gobolka Mudug ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxay dadka deegaanka  ay wajahayaan dhibaatooyin ka dhashay isbedalka cimilada oo ay ugu horeyso Bacaad farabadan iyo Roob yari oo saameyn ku yeeshay noloshooda iyo dadka deegaanka .
Abdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.