Wasiir ku xigeenka Cadaaladda Awqaafta iyo Diinta Jubbaland oo xariga ka jaray Markazka Ibnu Cabaas

0
115
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaruntaan waxbarashada oo ay hirgalisay Dowladda Kuweyd islamarkaana ay u  soo wakiishay Jamciyadda Towfiiq ayaa ka  kooban 3 qeybood oo kala ah Masaajid cibaado Madarso iyo Qeyb loogu tala galay in ay Haweenka  wax ku bartaan.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.