Iskuul hoose dhexe oo laga dhagax dhigay deegaanka Labi-degmo oo hoostaga degmada Dhuusamareeb

0
131

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-munaasabad ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka socotay Golaha deegaanka degmada Dhuusamareeb iyo iskuduwaha waxbarashada caasimada Galmudug ee dhuusamareeb ayaa lagu dhagax dhigay iskuul waxbarasho deegaanka labi degmo ee hoostaga Dhuusamareeb.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.