Gudoomiyaha Gobolka Jubada hoose oo kulan la qaatay madaxa mashaariicda Hay’adda GIZ

0
148

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Gobalka Jubbada Hoose Xasan Cabdi Guure aya kulan la Qaatay Madaxa Mashaariicda Hay’ada GIZ, Kulanka ayaa intii uu socday waxaa Diirada Lagu saaray waxyaabaha Hortabinta Leh ee ay Labada Dhinac Kawada Shaqaynkaraan waxaana La islasoo qaatay Waxyaabihii u Qabsoomay mudadii ay Hay’adu kashayamnaysay Hormarinta Mashhaariicda Gobalka Jubbada Hoose.

Juwweriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.