Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyiinka Jubbaland oo magaalada Kismaayo ku qabatay shirka billaha ah ee wasaaradda iyo Hay’adaha deeq bixiyayaashaa.

0
130

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyiinka Jubbaland  ayaa waxay magaalada Kismaayo ku qabtay shirka billaha ah ee wasaaradda iyo hay’adaha deeq bixiyeyaasha kuwaas  loga hadlay sidii wax lagu qaban lahaa  bulshada sida gaarka ah u sameesay abaaraha ka jir deeganaanad dowlad goboleedka Jubbaland.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.