Maamulka iskuulka Somali Central ee Baladweyne oo sheegay inuu waxbarasho lacag la’aan ah siinayo ardeyda danyarta

0
180

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Maamulka skuulka Somali Central ee Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ay siin doonaan ardyda danyarta iyo agoonta ah ee aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashadka iskuulka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.