Hoos u dhaca ku yimid Qiimaha Khudaarta Suuq-yada Kismaayo

0
226

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada Lagu gado  khuudaarta  nocyadeeda kala duwan  ee magalada kismaayo ayaa waxaa laga dareemayaa Hoos u dhac xooggan oo ku yimid qiimaha La kala siisto Khudaarta.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.