Dadka Ganacsiyada yaryar ku leh kaamamka barakacayaasha Dhoobleey oo codsaday in lagu taageero Horumarinta Ganacsigooda

0
161
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-agaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ay kamid tahay Magaaloyinka ay soo gaareen Barakacyaasha ugu badan ee ku barakacay gudaha Dalka, Qaar kamid ah .
Barakacayashan oo isku jira xoola dhaqato & Beeraley ayna saameyeen Abaraha xoggan ee ku dhuftay qeybo badan oo kamid ah Gobolada Dalka ayaa abuurtay Ganacsiyo yar yar oo ay ku maareeyaan noloshooda wa low ay sheegeen in ayna ku filneyn nolol maal-meedkooda.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.