Dadka baahiya gaarka qabo ee Degmada Dhoobley oo codsaday in laga taageero adeegyada aas,aasiga ah u ah Nolosha

0
217

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar kamid ah dadka baahiyaha gaarka qaba ee ku nool degmada dhoobley ee gobalka Jubbada hoose ayaa sheegay in ay u bahanyihiin waxyaabaha aas,aasiga ah ee ay helaan dadka lixaadkooda u dhameeystiranyahay sida Waxbarashada,Caafimaadka iyo shaqooyinka bulshada ay qabtaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.