Wasiirka Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo ka warbixisay xarun cusub oo loo dhisay Haweenka iyo hawlaha lagu qaban doono goobta

0
43

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa muddooyinkii danbe waday dadaallo kala duwan,kuwaasoo lagu horumarinayo xirfadaha iyo hal-abuurada kala duwan ee ay leeyihiin Haweenka Jubbaland gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Kismaayo iyo deegaanada hoos yimaada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.