Haween ku mideeysan xaruun lagu sameeyo agabyada hidaha iyo dhaqanka Soomalida oo codsaday in loo hormariyo xarunta

0
103

bulsho walibo oo caalamka ku nool  waxeey leedahay dhaqamo ugaar ah kuwaasi oo ay kamid yihiin astaamo ka turjumaayo dhaqanka umadda Soomalida waxaa lagu tiriyaa wadamada uu dhaqan-kooda aadka kaga duwan yahay bulshoyinka kale ee caalamka ama Africaanka dhexdiisa.

Agab dhaqameedka  Soomalida waxay ka mid yihiin farsamoyin dhaxalka  ah, kuwaas oo ay sameeyaan dadka Soomaalida ah, waa agabyo aad u qurxoon oo badi laga sameyo geedaha.

magaalda kismaayo waxaa ka dhisan xarun ay Haweenka ku mideysanyihiin oo  lagu sameeyo agabyada hidaha iyo dhaqanka Soomalida.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.