Ururka Haweenka Degmada Kismaayo oo ka warbixiyay waxyaabaha ay ku qaban doonan xarun weyn oo dhawaan Dowladda uga dhistay magaalada Kismaayo

0
169

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Haweenka Jubbaland gaar ahaan kuwa  ku nool magaalada Kismaayo iyo deegaanada hoos yimaada  u dhistay xarun wayn oo dumarka u gaar ah  taas oo ay hada ka dib ku soo bandhigi doonaan wax qabadkooda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.