Dunida oo Maanta Lagu Xusayo Maalinta Naafada Aduunka.

0
136
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xuska sanadlaha ah ee maalinta caalamiga ah ee dadka naafada ah  ee December 3 ayaa lagu dhawaaqay 1992 go`aankii Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee 47/3, Xuska maalinta waxa ay ujeedadeedu tahay in kor loo qaado fahamka arrimaha naafada iyo abaabulida taageerada sharafta, xuquuqda iyo fayoqabka dadka naafada ah.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.