Dani Alves oo noqday xidigii ugu da’da weynaa ee kulan koobka adduunka kusoo bilowda.

0
129

Kismaayo (Idaacadda Waamo)- Dani Alves ayaa isku qoray taariikhda xulka Brazil ee koobka adduunka kadib markii uu ku bilowday shaxda xulkiisa ee kulanka Cameroon.

Dani Alves ayaa ku bilowday shaxda xulkiisa xilli uu tababaraha Brazil is badal weyn ku sameeyay shaxdiisa maadama ay wakhti hore u soo bexeen wareega xiga ee koobka adduunka.

Xidxulkiisadiga Dani Alves ayaa ku bilowday shaxda Brazil isaga oo jira 39 sano waxana uu dhigay rikoodh aan xulka qarankiisa wali loo dhigin.

Xiddiga Alves ayaa noqday xidigii ugu da’da weynaa ee kulan koobka adduunka ah ku bilowda shaxda xulka qarankiisa isaga oo jira 39 sano Jir.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.