Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo qabatay kulan looga hadlaayay abaaraha kajira deegaanada Jubbaland.

0
82

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaamsimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka Maareynta iyo Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland Aadan Faarax Gaarane ayaa kulan kula yeeshay xafiiska wasaaaradda qaar kamid ah Agaasime waaxeedyada Wasaaraddaha Jubbaland.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.