Gudoomiyaha kaamka Badar oo ka warbixiyay baahiyaha ka jir kaamka 

0
144
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ka diba burburkii dowalada dhex ee Soomaaliya waxaa ay horseeday in ay yaradeen waxyabihii ay ku taami jireen inaye ka guul garaan waalidiin badan ayaa waxa ay barakac  ku noqdeen Kamam badan oo ku yaallo magaladda ksimayo, kuwasoo ay ku nool yihiin nolal aad u adag balse qaarkooda ayaa waxaa ay isku dayayaan in ay siyaabo kale duwan ay nolasha ku maareeyaan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.