Cudurka Cagaarshoowga oo si xowli ah ugu sii faafaya Deegaanada Jubbaland

0
75

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cagaarshowga B waa cudur faafa oo uu keeno fayraska Cagaarshowga B (HBV) kaas oo saameeya beerka, waa nooc ka mid ah cagaarshowga fayraska, Waxay keeni kartaa infekshan degdeg ah iyo mid daba-dheer labadaba.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.