Xulka Qatar oo Guuldaro ku bilowday Koobka Adduunka

0
160

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Xulka Qatar ayaa guuldaro ku bilowday koobka adduunka ee uu dalkoodu marti galinayaan kadib markii ay guuldaro kala kulmen xulka Ecuador.

labo gool oo uu dhaliyay Xiddiga lambarka 13 u wata xulka Ecuador ee Enner Valencia ayaa xulkiisa ka caawiyay in ay gaaro guul muhiim ah bilowga koobka adduunka qatar 2022.

Xulka Qatar ayaa guud ahaan ciyaarta aan hal laad la helin goolka xulka Ecuador iyaga oo kaliya guud ahaan laaday ciyaarta 4 laad oo kaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.