Shaxda ugu Fiican Todobaadka Premier League oo Lasoo Saaray

0
163

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Waxa la soo afjaray todobaadkii 14-aad ee horyalka premier League iyada oo la aadayo koobka adduunka wakhtiga soo socda.

Kadib kulamadii la ciyaaray waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka premier League ka hor koobka adduunka.

Kooxaha Arsenal, Liverpool, Leicester City iyo Newcastel ayaa shaxda u leh xiddigaha ugu badan kuna leh min laba xiddig.

Kooxaha Tottenham, Brentford iyo Aston Villa ayaa dhinacooda shaxda ku leh min hal xiddig.

Garth Crooks' team of the week

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.