Tababaraha Brazil oo Soo Saaray Xiddigaha uu Kaga Qeyb Galaayo Koobka Adduunka

0
144

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Tababaraha Xulka qaranka Brazil ee Tite ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga qayb gali doono koobka adduunka sanadkan ka dhici doona dalka Qatar.

Tababare Tite ayaa magacaabay 26-ka xiddig ee kama dambaysta ah ee uu ku ciyaari doono koobka adduunka ka bilaaban doona dalka Qatar.

Waxa Liiska ku soo baxay xiddigaha kooxda Arsenal ee Gabriel Jesus iyo Gabriel Martinelli.

Laakiin waxa si lama filaan ah Liiska uga maqan xiddiga weerarka uga ciyaara Liverpool ee Roberto Firmino halka ay xiddigaha Alisson iyo Fabinho ku soo bexeen Liiska.

Sidoo kale waxa Liiska ku soo baxay Xiddiga 39 jirka ah ee Dani Alves kaas oo ka qayb gali doona koobka adduunka.

Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha uu tababaraha Brazil u xushay koobkaa dduunka:

Position Player Club Age Caps
Goalkeeper Alisson Liverpool (ENG) 30 56
Goalkeeper Ederson Manchester City (ENG) 29 18
Goalkeeper Weverton Palmeiras (BRA) 34 11
Defender Marquinhos PSG (FRA) 28 70
Defender Eder Militao Real Madrid (SPA) 24 23
Defender Thiago Silva Chelsea (ENG) 38 108
Defender Danilo Juventus (ITA) 24 15
Defender Alex Telles Sevilla (SPA) 29 7
Defender Dani Alves Pumas UNAM (MEX) 39 125
Defender Alex Sandro Juventus (ITA) 31 37
Defender Bremer Juventus (ITA) 25 1
Midfielder Fabinho Liverpool (ENG) 28 28
Midfielder Casemiro Manchester United (ENG) 30 64
Midfielder Bruno Guimaraes Newcastle United (ENG) 24 8
Midfielder Fred Manchester United (ENG) 29 27
Midfielder Lucas Paqueta West Ham (ENG) 25 34
Midfielder Everton Ribeiro Flamengo (BRA) 33 22
Forward Gabriel Martinelli Arsenal (ENG) 21 3
Forward Vinicius Jr. Real Madrid (SPA) 22 15
Forward Neymar PSG (FRA) 30 120
Forward Antony Manchester United (ENG) 22 10
Forward Rodrygo Real Madrid (SPA) 21 6
Forward Raphinha Barcelona (SPA) 25 10
Forward Richarlison Tottenham (ENG) 25 37
Forward Pedro Flamengo (BRA) 25 2
Forward Gabriel Jesus Arsenal (ENG) 25 56

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.