Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland oo Bulshada ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan barashada Afka Hooyo ee Soomaaliga.

0
141

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Barshada afka hooyo ee Soomaaliga ayaa ah mid loo baahan yahay in la baro bulshada  laguna wacyigaliyo ardeyda in ay ku dadaalaan qorista Afka Soomaaliga.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.