Barakacayaal Cusub oo Soo Gaaray deegaanka Luglow oo ay ku nool yihiin dad badan oo Barakacayaal ah

0
216

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Luglow ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaa soo gaaray barakacayaal hor leh kuwaas oo ay saameysay abaarta isla markaan ay xoolohoodii dhaafisay abaartii ka jirtay deegaanada Jubbaland.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.