Gudoomiyaha Degmada Kismaayo oo fariin u diray dadka degan guryaha qadiimiga ee u dhow meelaha ay ka socoto Dhimaha Wadooyinka.

0
198

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka Degmada Kismaayo ayaa dadka degan guryaha qadiimiga ee ka ag dhow meelaha ay ka socdaan dhismaha wadooyinka ugu baaqay in ay guryahaas baneeyaan inta uu  socdaan mashruuca dhismaha wadooyinka laamiga si aysan dhibaato u soo gaarin hadii guryahaasi ay dumaan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warkaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.