Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo soo Gabagabaysey Tababar La Xiriira Xoojinta Wada Shaqeynta beeralayda

0
182

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo  Waraabka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo tababar socday muddo saddex maalin ah ugu soo gabagabaysay iskaashatooyin ka kala socday beeralayda dadka ka ganacsada dalagyada beeraha iyo wadayaasha gaadiidka dalagyada soo qaada.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.