Wasaaradda Kalluumeysiga oo Kulan la qaatay Madaxa Hormarinta Khayradka badda ee Hay’adda FAO.

0
120

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka Wasaraadda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Jubbaland oo wehliyo agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi ayaa kulan la qaatay madaxa hormarinta kheyraadka Badda ee Hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan cunada iyo beeraha ee FAO.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.