Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland oo kulan la qaadatay Gudiga abaaraha Jabbaland.

0
189

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Gargaarka Maaraynta iyo Musiiboyinka dowlad goboledka Jubbaland ayaa kulan la yeeshay gudiga abaaraha Jubbaland waxayna ka wada hadleen sidii wax looga qaban lahaa xaalada abaarta ka sii daraysa ee ka jira deegaanada Jubbaland.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.