Sare u kaca Sicirka Maciishada Suuqyada Kismaayo oo Sare u Kacay.

0
172

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Suuqyada Magaalada Kismaayo waxaa ka jiro qiimo korar dhanka noocyada kala duwan ee maciishada qutul duruuriga waxaana heerkii ugu sareyay gaaray qiimaha sonkorta, burka, saliida iyo bariiska.

Iidle Aadan Mahamed :- ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.