Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo Tababar usoo xirtay Dhalinyaro la Baraayay sameynta agabyada wax lagu karsado

0
181

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaardda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland ayaa 10 dhalinyaro ah u soo xirtay tababar lagu baranayay Samaynta Agab Loogu Talagalay Yaraynta dhuxusha iyo Xaabada.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.