Iskaashatada Kaluumeysiga ee degmada Kismaayo oo yeeshay Kulan ay uga hadlayeen Dardargalinta Howlahooda Shaqo

0
168

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iskaashatada kaluunka ee magaAlada kismaayo ayaa isugu yimid Kulan ay kaga hadlayeen xoojinta, wada shaqeynta dhaxdooda iyo waliba mida ayaga iyo Wasaaradda Kaluumaysiga iyo khayraadka badda ee Jubbaland ay wadagaan.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.