Vinicius Jr oo Loo Magacaabay Da’yarkii ugu Fiicnaa tartanka Champions League

0
277

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Xiddiga Vinicius Jr ayaa loo dooray da’yarkii ugu fiicnaa tartanka kadib markii uu dhaliyay goolkii ay kooxdiisu ku qaaday koobka Champions League.

Da’yarka Real Madrid ee Vinicius Jr ayaa hormuud u ahaa guulaha ay gaarta kooxdiisa waxaana uu dhaliyey ka noqday kulumo adag oo kooxdiisu xaalada ay ku xun tahay, wuxuu caawiye ka noqday goolal kala duwan oo kooxda ka caawiyey iney guulo gaarto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.