Wasaaradda Cafimaadka Jubbaland oo kismaayo ka daah furtay Mashruuc Indho Fiiqis Lacag La’aan ah

0
169

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo kaashanaysa isbitaalka Indhaha ee Al nuur ayaa Kismaayo ka daah furtay olole indha fiiqis lacag La’aan ah kaas oo ay ka faa’iidaysanayaan bulshada Kunool magaalada kismaayo iyo deegaanada hoos yimaada.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.