Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Diinta Jubbaland oo qabatay kulan looga hadlayey dhaqamada xun xun ee bulshada dhexdeeda

0
196
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda Awqaafta iyo arrimaha diinta Jubbaland iyo qaar ka mid ah culamaa u diinka kismaayo ayaa waxay ka wada hadleen sidii logu joojin lahaa daroogada iyo waxyabaha keeni kara dhaqan xumida.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.