Shaxda ugu Fiican Todobaadka Premier League oo Lasoo Saaray

0
191

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa la soo afajray todobaadkii 3-aad ee horyaalka premier League iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh iyada oo ay kooxo badan natiijooyin fiican heleen.

Kooxda Arsenal iyo Man United ayaa ah labada kooxood ee guulo gaadhay premier League kooxaha ugu waaweyn horyaalka.

Kooxaha Man City, chelsea iyo Liveprool ayaa dhamaantood dhibco lumiyay premier League kadib markii la garaacay kooxaha Liverpool iyo Chelsea.

Kadib dhamaadkii todobaadka 3-aa ee premier League, BBC Sport ayaa soo saartay shaxda ugu fiican todobaadka horyaalka premier League.

Garth Crooks' team of the week

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.