Dhalinyarada ku Shaqaysta Farshaxanka Sawir Gacmeedka oo ku soo  badanaya  Magaalada Kismaayo

0
194

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ku shaqeysta xirfado kala duwan oo isugu jira kuwo ay barteen iyo kuwo uu Illahay hibo u siiyaay sida farshaxanka loo adeegsado sawir gacmeedka.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.