Aqoonyahanada Jubbaland Oo  Sheegay in jarista dhirta ay Keeni Karto  Xaaluf iyo Nabaad guur Xoogan 

0
122

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Aqoon yahada Kunool Magaalada Kismaayo oo la hadlay Idaacadda Waamo ayaa  Walaac ka muujiyay in ay wali sii socoto Jarista dhirta oo u mihiim ah Duur kujirta iyo Bilicda Dalka.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.