Macadka Xaawo Kiin ee Magaalada Kismaayo oo 30 Arday u qabtay Munaasabibad Qalin jabin ah

0
202

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Macadka Xaawo Kiin oo ka mid ah Macaahida ku yaala Magaalada Kismaayo laguna barto Qur`aanka Kariimka iyo culuunta kale ee diiniga ah ayaa Munaasabad dhiiro galin ah u qabtay 30 arday oo macadka ka qalin jabiyay kuwaas oo bartay Qu,aanka Kariimka.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.