Mid Kamid ah Macalimiinta Dugsiyada Qur’aanka ee Kismaayo oo codsaday in laga cawiyo dhismaha dugsiga uu bare ka yahay

0
162

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mid kamida macalimiinta dugsiyada Qur’aanka ee kismaayo ayaa codsaday in laga cawiyo dhismaha dugsiga uu bare ka yahay, Dugsigan oo ay ka muuqdaan burbur iyo dayac xoogan oo aysan roobabka iyo dabaylaha midna ka celinaynin.

 Juweyriyo Hassan Ahmed :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.