Agaasimaha cusub ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo ka Warbixiyey Qorshaha uga dagan Hormarinta Wasaarada

0
145
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland Axmad Faarax Cali Aways ayaa wuxuu ka warbixiyey qorshayaasha cusub ee Wasaaradda maadaama uu kamid ahaa dhawr Agaasime oo ku cusub shaqada.
Juweyriya Hassan Ahmed :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.