Xoolihii ugu badnaa ee Gobolka waqooyi bari Kenya oo soo  gaaray dhul daaqsimeedka Gobolka Jubbada Hoose

0
250
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Abaarta dabo dheeraatay ee ku dhufatay Geeska Africa ayaa aad u saameysay xoolo dhaqatada gobolka waqooyi bari kenya kuwaasi oo markaan gudaha u soo galay dhul daaqsimeedka Gobolka Jubbada Hoose.

Iidle Aadan Mahamed :- ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.