Wafdi uu Hogaaminaayo Wasiirka Amniga Puntland oo Soo Gaaray Magaalada Kismaayo.

0
177

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-U jeedka Wafdigaan ayaa wuxuu yahay sidii ay ugu qeyb gali lahayeen Aaska qaran ee Loo sameenayo marxuum wasiir Maxamed Warsame Darwiish oo dhawaaan ku geeriyooday dalka Jarmalka.

Abdinoor Samriye :- ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.