Mashruuca Dhismaha Wadooyinka Degmada Kismaayo Wajiga Kowaad oo Heer Gabo-gabo ah Maraya

0
238

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mashruuca dhismaha wadooyinka degmada kismaayo wajigiisa kowaad ayaa ku dhaw heer gabo gabo, Mashruucan oo lagu dhisayo wadooyin laami ah oo ay degmadu yeelanayso  aya waxaa si wayn usoo dhaweeyay dad weynaha  ku nool magaalada kismaanyo.

Juweyriya Hasan Ahmed :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.