Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo Kulan La qaadatay qaar ka mid ah Ganacsatada Kismaayo.

0
164

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gacansiga Jubbaland ayaa kulan la qaadatay qaar ka mid ah ganacsatada Magaalada Kismaayo waxaana looga hadlay sidii loo xalin lahaa tabasho ay qabeen ganacsatada Jubbaland.

Juweyriya Hassan Ahmed:- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.